Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo War cusub kasoo saaray Xaalada Soomaaliya

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale walaac xoogan ka muujiyay xaalada siyaasadeed ee xiligan ka taagan Soomaaliya gaar ahaan khilaafka ka dhashay doorashada waqtigeeda dhaaftay. Qoraal kasoo baxay golaha amaanka ayaa lagu sheegay in wali walaac ka qabaan xaalada cakiran ee Soomaaliya ka taagan iyo khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Hogaamiyaasha Soomaalida. … Continue reading Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo War cusub kasoo saaray Xaalada Soomaaliya